Wariye Caan ah oo loo magacaabay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jabab

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxmed Cumar-Filish ayaa Gudoomiyaha degmada Xamar Jajab loogu magacaabay Mucaawiye Muudey. Gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay Degmada Xamar Jajab Mucaawiye Axmed Muudey ayaa ahaa Wariye horey uga soo shaqeeyay Idaacado kuyaala magaalada Muqdisho gaar ahaan Idaacada Shabelle. Gudoomiyihii hore ee degmada Xamar Jajab … Continue reading Wariye Caan ah oo loo magacaabay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jabab